Madaxweyne Lafta gareen oo Xafiiskiisa ku qaabilay Sii hayaha wasiiru-dowlaha Wasaaradda waxbarashada XFS+Sawirro

Madaxweynaha dowlad goboleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay sii hayaha Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada xukuumada federaalka Soomaaliya oo Maanta gaarya magaalada Badhabo

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa waxaa uu kulan kooban oo isxohwareysi ah la qaatay sii hayaha wasiiru-dowlaha wasaaradda waxbarashada dalka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri iyo agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada xukumadda federaalka Soomaaliya.

Xubanahaan ka socday dowladda Soomaaliya ayaa magaalada baydhabo u tagaya mashaaruuc hormarineed oo ku aadan dhinaca waxbarashada maamulka koogfur galbeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here