Madaxweyne Xasan oo ku sii jeeda Kismaayo

1255

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku sii jeeda Magaalada Kismaayo ee Xarunka Gobolka Jubada Hoose, isagoo halkaasi kula kulmi doona  madaxda Maamulka KMG Jubbaland.

Madaxda Maamulka Jubbaland ayaa ku sugan garoonka Magalada Kismaayo si ay u soo dhaweeyaan Wafdiga Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here