Madaxweyne Xasan Sheekh Maxaxmuud oo galbta dalka dib ugu soo laabtay

1
1018

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, kadib marki uu dalka Ethiopia uga soo qeybgalay shir madaxeedki Midowga Africa.

Madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo uu horkacayay gudoomiyaha baarlamanka Maxaxmed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dalka ayaa magaalada Adis’ababa ee dalka Ethiopia uga soo qeybgalay shir madaxeedki 24-aad ee wadamada Midowga Africa oo maanta lagu qabtay Adis’ababa

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here