Maleeshiyaad katirsan argagixisada Al-shabaab oo lagu dilay Gobolka Gedo

Maleeshiyaad ka tirsan kooxda xagjirka ah ee Al-shabaab ayaa lagu dilay howlgal ka dhacay deegaan ka tirsan degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo, ka dib howlgal halkaasi ka dhacay.

 

Maleeshiyada ayaa doonaysay inay xalay weerar ku soo qaadan  magaalada Garbahaarey, balse Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee halkaasi ku sugan ayaa ka war helay, waxaana lagu qaaday weerar duqayn ah iyo dagaal toos ah.

Ciidamada dowladda ayaa howlgallo ka wado Goballo badan oo ka mid ah dalka, waxaana ka mid ah Gobolka Shabeelaha hoose oo deegaano badan laga saaray.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here