Marwada Madaxweynaha Sahra Cumar oo ka tacsiyeysay geeridii ku timid Raysul Wasaaraha Hooyadiis.SAWIRRO

0
3378

Marwada Madaxweynaha Marwo Sahra Cumar Xasan ayaa uga tacsiyeysay Raysul Wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma-arke  geeridii naxdinta lahayd ee ku timid hooyadiis oo ku noolayd Dalkaas Canada.

Marwo Sahra oo maanta ku booqatay Hoygiiisa Raysul Wasaaraha ayaa Illaah uga bariday in samir iyo iimaan ka siiyo dhalaankii ay ka tagtay iyo dhamaan Eheladii iyo Qaraabadii ay ka baxday.

Maama Sahra Cumar Xasan ayaa Soo xasuusisay in dadka dhamaan ay dhimanayaan hasayeeshee lakala horeeyu uun.

 

Tacsi

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here