MARXUUM AXMED XASAN COWKE ALLAHA U NAXARIISTEE

DAAWO Barnaamij ku saabsan taariikhda iyo kaalinta saxaafaddeed ee Wariye Cawke

November 19, 2015 //

Axmed Xasan Cowke
Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed, ayaa barnaamij gaar ah oo ku saabsan Alle ha u naxariistee Wariye Axmed Xasan Cawke laga baahiyay, barnaamijkaas waxaa ka qeyb galay Yuusuf […]

Madaxweynaha: ‘’Weriye Cawke waxaa uu ahaa nin wax weyn soo qabtey, taariikhda dalkana baal dahab ah ka galey’’

November 17, 2015

Madaxweynah
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray shacabka, qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday weriye Axmed Xasan Cawke oo […]

Wariye Axmed Xasan Cowke oo geeriyooday

November 17, 2015

Axmed Xasan Cowke
Alle ha naxariisto, waxaa magaalada Jigjiga ku geeriyooday Wariye Axmed Xasan Cowke oo ka mid ahaa wariyeyaashii ugu caansanaa dalkeena. Axmed Xasan Cowke ayaa u geeriyooday[…]