Masar oo sheegtay iney Soomaaliya ka taageereeyso sugidda amniga

4809

Dowladda Masar ayaa sheegtay in ay Soomaaliya ka caawineyso sugidda amniga dalka.

Afhayeenka Wasaarada arrimaha dibada ee dalka Masar ayaa sheegtay in dowladda Masar ay ka xuntahay weerarada ay Al-Shabaab ka geystaan dalka Soomaaliya.

Masar waxa ay sheegtay in Soomaaliya ay ka kala shaqeyn doono sidii looga hortagi lahaa weerarada ay geystaan maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ka dhaca Soomaaliya.

Dowladda Masar ayaa sidoo kale sheegtay in ay xoojinayso taageerada dhanka amniga ee ay siiso dowladda Soomaaliya.

Masar waxa ay sheegtay in ay ka shaqeyn doonto sidii nabad iyo amniga ay ku nool lahaayeen dadka Soomaaliyeed.

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. aadban usoo dhawaynayaa
    hadalkan kasoobaxayay dowlada
    dalka masar oo sheegtay ina ay
    in wadankeena hooyo ee soomalia
    ka taageri doonto danka ;milatariga
    iyo sugida amanka somalia
    waa arin muuhim inoo ah anaga
    ka soomali ahaan waadii warka
    ay fulin kudarto dowwlada masar
    ayna kafaa idaysaotoa dowlada
    soomalia iyo dadkeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here