Mas’uuliyiin ka socday dowladd gobaleedka Hirshabeelle oo kulan la qaatay maamulka gobalka Hiiraan

Wafdi kascodey labada gole ee dowladda gobaleedka Hirshabeelle oo maanta gaaray gobalka Hiiraan ayaa kulan kula qaatay magaalada Beledweyn Guddoomiyaha gobalka Hiiraan Cali Maxamed Caraale.

Wasiir ku xigeenka wasaaradaa beeraha dowladaa gobaleedka Hirshbeelle Mahamed Bashiir Daqare oo wafdiga kulanka la qaatay maamulka gobalka Hiiraan horkacayay ayaa wareysi uu siiyay Radio Muqdisho u sheegay in kulanka ay la qateen Maamulka gobalka uu ahaa kulan wadatashi ah oo hordhac u ah kulamo kale oo ay la yeelan doonaan qeybaha Bulshada Gobalka Hiiraan.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here