Maamulka gobolka oo tartansiiyay ardayda dugsiyada gobolka Banaadir”Sawiro”

1
2022

Tartankani oo ahaa Aqoonta Guud ayaa waxaa ku baratamay Iskuulo kala matalaya 17-ka Dagmo ee Gobolka Banaadir kaasi oo uu ku guuleystay Dugasiga Sare ee Siidii oo ku yaala Degmada Wadjir.

Waxaa ka qeyb galay Xiritanka Tartanka,Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaarada Arrimaha Gudaha Soomaaliya,Maamulka Gobolka Banaadir,Xubno ka socda Hay’addda UNICEF iyo Hay’addo kale oo Maxali ah.

Gudoomiyaha Dagmada Wadajir Axmed Cabdulle Afrax ayaa u mahad celiyay Labada Iskuul ee 1aad iyo 2aad kala galay oo kala ahaa Siidii oo 1aad galay iyo Iskuulka Zukhruf oo isna 2aad galay kaasi oo isna ku yaala dharkeynley.

Munaasabad Maanta lagu qabtay degmada Wadajir ayaa abaalmarino lagu guddoonsiiyay Labada Iskuul iyo Ardaydii Firfircoonida muujisay inta uu tartanka socday.

KAH (1)
KAH (3)KAH (4)KAH (5)KAH (6)KAH (7)
KAH (9)KAH (10)
KAH (12)KAH (13)KAH (14)KAH (15)KAH (16)KAH (17)KAH (18)KAH (19)
KAH (21)KAH (22)KAH (24)KAH (25)KAH (26)KAH (27)KAH (28)KAH (29)KAH (30)
KAH (32)KAH (33)KAH (34)KAH (35)KAH (36)

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. WAA KU MAHADSAN TAHEY CIDKASTA OO DHIIRI GALISA AQOONTA IYO SHAQADA ,HORUMARNA KAMA HOREJO TARTAMADA NOCANA WAA DHIRIGALIN WEYN OO HOUMAR AH,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here