Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) oo loo magacaabay taliyaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha

0
6172

R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa u magacaabay Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) Taliyaha hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee dowlada soomaaliya.

Mudane Koofi aya xilkaan ka badalaya Gen. C/laahi Gaafow oo horay loogu magacaabay Taliyaha guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka.

Digreetadda Magacaabista ee ka soo baxday Xafiiska R/wasaaraha ayaa u qornayd sida tan.

11-2

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here