Maxay Diinta Islaamku ka qabtaa in la Qarxiyo Masaajida.? Barnaamij Gaar ah

1600

Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab oo lagu yaqaano ficilo aanan diinta Islmaanka raad ku lahayn ayaa mar kale Qarxiyay Masjid ku yaala degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

 

Hadaba maxay diinta Islaamku ka qabtaa in iyadoo la sheeganayo Islmaan in hadana la Qarxiyo Masaajida.? Halkaan ka dhageyso Barnaamij Gaar ah.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here