Maxkamada ciidanka qalabka sida ee Hiiraan oo xukun ku diray Maleeshiyaad ka tirsan Al Shabaab “Dhageyso”

Maxkamad cidamada qalabka sida qeybta 27-aad ayaa 6 eedeysane oo loohaytay dilki Taliyihii qeyta Booliska gobolka hiiraan xakun kuriday.

Gudoomiyaha Maxkamada cidamada qeybta 27-aad Gaanshaanle Maxamed Cabdule Aadan ayaa xukunka ku dhawaaqay.

Halkan ka dhageyso codka Gudoomiyaha oo dhameystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here