Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba katirsan maleeshiyada Alshabaab

793

Muqdisho- Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun ku riday laba katirsan maleeshiyada Alshabaab kuwaasi oo xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada  Qalabka Sida ku soo eedeeyay in ay katirsanaayeen maleeshiyada Alshabaab, sidoo kale ay u qaabilsanaayeen maleeshiyada tuurista Bambooyinka iyo kireynta guryaha ay kireystaan maleeshiyada magaalada dhexdeeda.

Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa u aqriyay Xukunka Warbaahinta.

Halkan Hoose ayaad ka dhageysan Kartaa

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here