Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo ridday xukun dil ah “Dhageyso+Sawirro”

Maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun dil ah ku ridday gacan ku dhiigle ka tirsanaa ciidanka XDS, kaasoo hore u dilay askari ka tirsanaa ciidanka XDS.

Kaaliyaha maxkamadda darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida Gaashaadle dhexe Xasan C/raxmaan Aadan ayaa ku dhawaaqay xukunka dilka ah oo ay maxkamaddu ku ridday gacan ku dhiigle Ex dable Maxamed Cali Aadan oo degmada Baraawe ku dilay Ex dable marxuum C/fitaax Maxamed

Axmed.Halkan hoose ka dhageyso

vlcsnap-2015-08-20-11h04m05s174 vlcsnap-2015-08-20-11h04m11s236 vlcsnap-2015-08-20-11h04m23s103

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here