Maxkamadda sare ee dalka oo fursado shaqo u heysa Ardayda kuliyadda sharciga ka qalin jebisay

Maxkamada Sarre ee Dalku waxay u baahantahay ardayda dhawaan ka qalin jebisay kuliyadaha sharciga inay siiso fursad kuwooda raba inay aqoontooda iyo khibradooda kor u sii qaadaan.

Ardayda fursadan ku guulaysta waxaa laga hawl gelin doonaa Maxkamadda Sare, Maxkamadda rafcaanka iyo tan Gobolka Banaadir, si ay u kororsadaan aqoonta ay barteen.

Likniga Hoose ka akhriso

TOR-Graduate Interns

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here