Meydka wiil badda ay soo tuftay oo laga helay xeebaha Muqdisho “Dhageyso”

1470

Taliye ku xigeenka Saldhiga degmada Kaaraan Xuseen Badmaceeye ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in ay heleen meydka wiil dhalinyaro ah oo sida uu sheegay ay soo tuftay badda.

Taliyaha ayaa sheegay in wiilka meydka ah da’ ahaan lagu qiyaasay 20-sano jir islamarkaana baddu ay kasoo tuftay nawaaxiga Kawaan Bari ee magaalada Muqdisho.

Waxa uu intaasi ku daray in si fiican aan loo aqoonsan karin meydka.

Dhageyso Codka Taliyaha

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here