Mudanaayasha Golaha Shacabka BJFS Ayaa Ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Qareenada Soomaliyeed

Mudanaayasha golaha shacabka Baarlamaanka JFS ayaa ansixiyey hindise-sharciyeedka qareenada soomaliyeed oo ay agalaadeen 139 mudane waxana diiday 2 mudane wax ka aamusay majirin.

dhanka kale mudanayasha ayaa ka doodaya

1-akhrinta 1aad ee hindise-sharciyeedka hay’adda baaritaanka iyo sharciyadda beeraha soomaliyeed
2-akhrinta 2-aad ee hindise-sharciyeedka hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha soomaliyeed
3-qeybinta dib u eegista miisaaniyadda 2020-ka ee golaha shacabku ansixiyey

kulanka ayaa waxaa shir guddominaya guddomiyaha golaha shacabka BJFS mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman iyo guddomiye ku xigeenka koowaad mudane Cabduweli Sheekh Ibraahim Muudey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here