Muhiimadda Waxbarashada

0
3520

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan.   Aqoontu waa iftiin, jahliguna waa mugdi.

Hal ku dhegyadaas iyo kuwo kale ayaa ka mid ah kuwa muujinaya mudnaanta tacliinta iyo aqoonta.

Islaamku waxa uu dhiiri geliyay aqoonta, waxa uuna  ifiyay xumaanta jahliga.

Dalalka iyo dadyowga  horumaray,waxay  horu kaca xaqiijiyeen markii ay  mudnaan siiyeen waxbarashada, halka dalalka uu heerka jahligu sarreeyana ay ka jiraan xaalado nololeed, caafimaad iyo dhaqaale oo aad u liita.

Ahmiyadda Waxbarashada iyo Islaamku u dhiirri geliyay waa mowduuca barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheikh Axmed Cismaan Cali

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here