Munaasabad xil wareejin ah oo ka socota xarunta wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta

1725

R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa ka qeybgalaya munaasabad uu xilka kula wareegayo wasiirka cusub ee wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta taasoo iminka ka socota xarunta wasaaraddaasi.

Wasiirka cusub ee dhawaan loo magacaabay wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa xilka kala wareegaya wasiirkii hore ee wasaaraddaasi, iyadoo xafladda xil wareejinta uu goob joog ka yahay R/wasaare ku xigeenka dalka.

R/wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cumar Carte ayaa la filayaa in uu khudbad ka jeediyo munaasabaddaasi uu xilka kula wareegayo wasiirka cusub ee loo magacaabay wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here