Muqdisho:-Waxaa maanta ka bilaabanaysa Doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo galaya goballada Waqooyi ee dalka.

Ilaa iyo Lix kursi oo ka mid ah kuraasta Goballada Waqooyi ayaa maanta lagu tartamayaa, sida ay shaaciyeen guddiga Doorashayooyinka

HALKAAN KA AKHRISO LIISKA MASUULIYIINTA MAANTA KU TARTAMAYA KURAASTA. 

Kursiga kowaad waxaan ku tartami doona.

Maxamuud Jirde Xuseen

Cabdi Xaashi cabdulaahi

Axmed Mahad Cumar.

Kursiga Labaad

Muxyadiin Sheekh Cali

Cabdi Yuusuf Xasan.

Maxamed Sheekh Ibraahim

Kursiga Saddexaad

Mustaf Maxamed Godax

Maxamed Maxamuud Cabdi

Kursiga Afraad

Ibraahim Aaden Maxamed

Cabdikariin Maxamed Xasan

Jaamac Axmed Rooble

Axmed Ciise Cawaale

Kursiga Shanaad

Muno Cumar Xasan

Deeqo Maxamed Saalax

Kursiga Lixaad

Cabdirisaaq Axmed Cali

Cabdixakiin Axmed Nuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here