Nala wadaag fariimaha tahniyadaha iyo aroosyada

Akhristayaasheena sharafta leh, waxaan idinku wargelineynaa in barnaamijka Imaqashii, i madadaali ee ka baxay idaacada aan tahniyadaha, hambalyada aroosyada iyo dhalashada aad noogu soo diri kartaan emailka [email protected]

kala soco Radio Muqdisho barnaamijka saacadda geeska afrika marka ay tahay 05:00pm galabnimo maalinkasta oo jimco ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here