Newcastle United oo Ka Badisay Kooxda Everton “Sawirro”

0
737

Kooxda Newcastle United ayaa garoonkeeda St James’ Park 3-2 uga badisay kooxda Everton

Kooxda Everton ayaa goolka la hor martay,waxaana daqiiqadii shanaad ee ciyaarta u dhaliyay ciyaaryahan Arouna Kone.

Kone goolKon goolKone celeeKonee celee

Ciyaaryahan Papiss Cisse ayaa daqiiqadii 34-aad ee ciyaarta goolka barbardhaca u dhaliyay kooxda Newcastle United,sidasi ayaana lagu kala nastay qeybtii hore ee ciyaarta.

Cise goolCise celeePapis celeAlan celee

Ciyaaryahan Ayoze Perez ayaa bilowgii qeybtii labaad ee ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Newcastle United.

Ayoze gool Celee celeee

Ciyaaryahan Jack Colback ayaa daqiiqadii 68-aad ee ciyaarta goolka sedaxaad u dhaliyay kooxda Newcastle United.

J gool Ja gool Jac celee Jack Celee

Ciyaaryahan Kevin Mirallas oo bedel ku soo galay ciyaarta ayaa dhamaadkii ciyaarta goolka labaad u dhaliyay kooxda Everton.

Kooxda Newcastle United ayaa kala horeynta horyaalka ingiriiska uga jirto kaalinta sagaalaad,waxana ay leedahay 26-dhibcood,halka kooxda Everton ay horyaalka uga jirto kaalinta 12-aad,iyadoo leh 21-dhibcood.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here