NISA oo hakisay qandaraasyo uu saxiisay Wasiirkii hore ee Amniga

1194

NISA ayaa hakisay una gudbisay Hanti-dhowrka guud ee Qaranka, qandaraasyo malaayiin doolar dhan, oo baxay sanadihii lasoo dhaafay, uuna saxiixay Wasiirkii hore ee Amniga.

 

Qoraal lagu daabacay barta twitter ka ee hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa lagu shaaciyay in hay’addu ay hakisay qandaraasyo uu horey u saxiisay Waskiirkii hore ee Amniga.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here