Tuesday, June 22, 2021

WARARKA MAANTA

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo gabagabeysay shirka Khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka Gobalka Banaadir “SAWIRRO”

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, iyo Dib-uheshiisiinta Dalka ayaa Maanta Muqdisho ku soo xirtay Shir looga hadlaayo Khariiradeynta Khilaafyada Degmooyinka iyo Deegaanada Gobalka Banaadir. Shirkaan oo Muddo...

Madaxda Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka tirsan hay’adda Caafimaadka Adduunka...

Mas'uuliyiintan oo ka socota Hay'adda Caafimaadka Adduunka ee WHO, uuna hoggaaminayo Dr. Jamaal oo ah madaxa Maleeyriyada ee hey'adda ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb,...

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay Golaha Deegaanka Degmada Waajid iyo Ururka Haweenka “SAWIRRO”

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Bakool ayaa kulan la qaatay Golaha deegaanka iyo ururuka haweenka Degmada Waajid, kaasi oo ku saabsanaa...

Qaban qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda oo si weyn looga dareemayo dalka

Xuska toddobaadka maalmaha xorriyadda ayaa si weyn looga dareemayaa guud ahaan dalka guddiga qaban-qaabada xuska todobaadka maalmaha xorriyadda ee uu magacaabay ra’iisul wasaaraha XFS...

Wasiirka Caddaalada X.F.S oo la kulmay dhalinyarada ku nool magaalada Waajid

Dhalinyarada ayaa wasiirka la wadaagay in baahida ugu weyn oo ay qabaan ay tahay inay helaan Amaan iyo xarumo ay waxkubartaan si ay jiilka...

Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Gaalkacyo loogu geystay AUN Sheekh Cali Axmed oo soo...

Guddigii loo saaray baaritaanka dilkii Gaalkacyo loogu geystay AUN Sheekh Cali Axmed Faaraxx oo ka mid ahaa culimada waaweyn ee gobolka ayaa soo bandhigay...

Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in 54 qof oo cusub ay ka bogsoodeen Feyruska Karoona

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...

Wasiiro ka tirsan XFS oo ka qeybgalay shirka saddex biloodlaha ee Hay’adda Socdaalka oo...

Shirkan oo 3-dii bil mar la qabto ayaa lagu soo bandhigaa waxqabadka hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda, waxaana ka qeybgalay Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka,...

Kaalinta Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuq maasuqa ee hannaanka Doorashoyinka Soomaaliya

Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ah guddi qaran oo madax-bannaan, wuxuu adkeynayaa kaalinta Guddiga ee xaqiijinta xoojinta hannaanka...

Wasaaradda Maaliyadda XFS oo fataahadda deegaanada Hir-shabeelle kala hadashay wasiiro ka tirsan maamulkaasi

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa Xarunta Wasaaradda ee Magaalada Muqdisho waxaa uu kula kulmay qaar kamid ah Golaha Wasiirada...

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo kaalmo lacageed ugu deeqay Maamulka isbitaalka Cadaado “SAWIRRO”

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Mudane Cabdiraxmaan Yusuf Cumar Cadaala ayaa maanta kormeeray Isbitaalka Guud ee magaalada Cadaado, waxaana...

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo faahfaahiyay jadwalka iyo nooca tababarka ay qaadanayaan Xubnaha Guddiyada doorashooyinka

Abuukaate Cumar Dhagey oo ka mid ah Xubnaha kooxda Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa faahfaahiyay jadwalka iyo nooca tababarka ay qaadanayaan...

Kulan looga hadlayay xoojinta amniga oo lagu qabtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Kulankan oo diiradda lagu saarey xoojinta amniga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug, isla markaana lagu meel dhigay qodobo lagu xoojinayo nabadgalyada xiliga doorashada ayay...

WARARKA CIYAARAHA

QORMOOYINKA