Obama oo booqanaya dalka Britain

1217

Madaxweynaha Mareykanka  Barack Obama oo booqasho ku jooga dalka Britain, ayaa ku celiyay inuu taageersanyahay in dalkaasi uu ka sii mid ahaado Midowga Yurub, codbixinta arrintan loo qaadayo ayaa dhici doonta bisha June ee soo socota.

Obama ayaa sidoo kale sheegay in ka mid ahaanshaha Britain ee Midowga Yurub ay miisaan u yeelayso saamaynta dalkaasi ku leeyahay dunida.

Booqashadiisa Obama uu ku joogo dalka Ingiriiska ayaa ah lugtii labaad safaroo uu ku kala bixinayo waddamo ka tirsan caalamka isagoo hore usoo booqday dalka Boqortooyada Sacuudiga.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here