Ogaysiis:- Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ganacsatada U Soo Bandhigaya Tartan Qalab Loo Baahan Yahay

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya waxaa uu ganacsatada Soomaaliyeed halkan ugu soo bandhigayaa qalab uu u baahan yahay in loo soo iibiyo, saa daraadeed waxaan ka codsaneynaa inay nooqu soo gudbiyaan muddada lagu xadiday, waxaa muhiim ah shirkada walba inay soo raaciso wixii diwaangelin sharci, shati iyo qibradeeda soo raaciso.

Halkaan Hoose Ka Akhriso Ogeysiiska Iyo Shuruudaha:-

19-11-15 REQUEST FOR QUOTATION OF ID CARD PRINTER

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here