Ogaysiis:- Fursado Shaqo Oo Ka Bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

2614

Akhristayaasheenna sharafta leh waxaan idiin soo bandhigeynaa fursado shaqo oo ka bannaan Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Halkan Hoose Ka Akhriso:-

2 Translators of Somali-English and English-Somali

 

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. aniga wexey ila tahay in shaqada la raadinaayo aan la heli doonin, waayo maba nihin dad yaqaan luqadoodada, taas waxa daliil noogu filan bandhigga shaqo oo nooga yimid golaha shacabka wuxuu ku qoranyahay afka ingirriska.
    bal hadaan soomaali nahay afkeena maxaa noo diiday inaan dhulka aan ka qaadno.
    run ahaantii waan ka xumahay inan arko baarlamaanka soomaaliya oo naadinaayo shaqo lagu soo bandhigay ingiriis, hoosna ha laga xariiqo tani wey soo laalaabatay, weyna socon hadaaan la hakinin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here