Ogeysiis: Kulan lagu taageerayo Galmudug oo lagu qaban doono Dalka Norway

0
876

AKhristayaasha sharafta leh waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway  in la qaban doono xaflad balaaran oo lagu taageerayo dowlad goboleedka Galmudug, taasoo lagu qaban doono magaalada Oslo ee Caasimada Norway Taariikhdu marka ay tahay 8da August 2015.

 

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here