Ogeysiis Muhiim ah: Ka faaideyso Fursad Waxbarasho oo dalka UK ah.

16018

Si aad uga Faaideysato Ku Dhufo Linkiga Hoose kadibna raac tilmaamaha uu ku siinaayo

Chevening advert (1)

Did you like this? Share it:

14 COMMENTS

  1. Waxaan aad iyo aad aan uga mahad celinayaa Radiyaha qaranka in uu qeyb door leh ka qaato wacyi galinta iyo bandhiga ay uu u sameeyo guud ahaa bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan barnaamijka Fursadda waxbarasho ee dalka dibadiisa ah waanad ku mahadsantihiin arinkaas walow aan sigaar ah u xiisaynayo qodobkaas oo muhiim aniga ii ah

  2. Waa fursad fiican oo nagu haboon inaan ka faa, ideysano
    Anika ahaana diyaar ayaan u ahay inaan ka faa odeysto fursataas si aan mustaqbalka wadankeyga iyo dadkeyga u anfaco insha Allah.

  3. Mahadsanid radio muqdishu arday ka baxay dugsi sare galay examkii dowlada kuna baasay ayaan ahay ma awooda inaan jaamacad iska bixiyo marka adinkoo mahadsan ma i caawin kartiin anigoo ugu faa’ideysanaayo fursadaan qaaliga ah ah oo aad inoo soo bandhigteen hadii aanu nahnay ardayda soomaaliyeed badali laheyd madaxda maanta hoggaamineyso dalka jwb ayaan idiin ka sugaa
    MAHADSANADIIN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here