Ogeysiis: Shirweynaha Watashiga soo dhaweynta Dowlad goboleedka Galmudug ee Stockholm

0
1825

Ogeysiis, Ogeysiis, Ogeysiis

Maalinta SAbtida 25, bisha July 2015 waxaa dhacaya shirweynaha wada- tashiga iyo soo dhoweynta maamulka Dowlad Goboleedka Galmudug, kaasoo ka dhacaya xaafada Tensta, gaar ahaan hoolka shirarka ee Tensta Traff, Stockholm.

Saacadu waa 16:00-20:00
Wixii faah faahin ah kala xiriir Axmad Cabdullaahi Kaboole

Cellphone, +46700924599

Daaci87@hotmail.com

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here