Ogeysiis:- Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Oo Qaadanaya Arday Ka Baxday Dugisyada Sare

1
1985

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed waxa uu Dadweynaha Soomaaliyeed Ogeysiinayaa in uu qaadanayo Dhalinyaro ka baxday Dugsiyada Sare oo qeyb ka noqoneysa ciidanka, taasi oo qeyb ka ah horumarinta Ciidanka Boliika Soomaaliyeed.

Haddaba cidii dooneysa in ay ka mid noqoto Ciidanka Boliika Soomaaliyeed waxa ay Codsiyadooda Geysan karaan Hogaanka Tababarada Boliiska, Waxaana codsadayaasha laga qaadi doonaa Imtixaanaad.

Shuruudaha laga Doonayo Codsadaha Waxaa ka mid ah:-

  • Inuu Caafimaad Qabo
  • Inuu Shahaadada Dugsiga Sare Oo Original uu Keensado islamarkaana aan macmal aheyn.
  • In Da’diisu ay u dhexeyso 19 ilaa 25 jir.
  • Inuusan Balwad laheyn.

Qabashada araajidu waxay bilaabaneysaa Akhristow 20.05.2015 waxayna ku egtahay 31.05.2015.

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. Waa arin wanaagsan in shaqooyinka booliska somaaliyeed loo dhiibo ardada dhameysay dugsiyada sare ee dalkeena si shacabka soomaaliyeed u helaan boolis dadkooda jecel aqoona leh….

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here