Prof Dalxa oo ka warbixiyay kulanka Barlamaanka Jaamacadda Carabta oo ka socoda Qaahira

807

Shirka Barlamaanka Carabta oo ka soconaya magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ayaa waxaa arrimaha looga hadlaayo kamid ah argigixisada  iyadoo sidoo kale kulanka looga hadli doono wadamada Jaamacadda Carabta ee dhibaatooyinka ka jiraan.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ah gudoomiye ku xigeenka guddiga Arrimaha dibadda ee Barlamaanka Soomaaliya isla markaana xubin ka ah Barlamaanka Jaamacadda Carabta oo hadda ku sugan magaalada Qaahir oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in kulanka Barlamaanka Wadamada Carabta lagu doortay  gudoonka Barlamaanka Jaamacadda Carabta.

DHEGEYSO CODKA PROF. DALXA

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here