Tartanka Qaaditaanka Miiska Culus oo Muqdisho lagu qabtay

Caasimadda Muqdisho ayaa lagu soo gebagebeeyey tartanka qaadista miisaanka culus oo mudooyinkii danbe ka socday caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, ayna ka qayb galeen dhallinyaro kala duwan.

Dhallinyarada jirkooda dhisa ee caasimadda Muqdisho ayaa si mug weyn tartanka uga qayb galay, waxayna tilmaameen inay ku faraxsan yihiin inay helaan tartan noocan oo kale.

Tartankan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey oo nuuciisa ah ee loo qabto dhalinyada ku dhaqan gudaha Magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here