Qaar ka mid ah Taleefishinnadii ay xirtay Dowladda Kenya oo dib loo fasaxay

921

Dowladda Kenya ayaa dib u fasaxday Telefishinnada Citizen iyo Inooro gelinkii dambe ee shalay, markii lagu eedeeyay inay tebiyeen warar ku saabsan isbahaysiga mucaaradka ee NASA.

Horay ayay Dowladda Kenya u xiraty taleefishannada kala ah Ntv,Ktn,Citizen iyo Inooro waxaana Maalmo ka hor dib hawada ugu soo laabtay Ntv,Ktn.

Talafishanadan ayaa albaabada la isugu dhuftay 30 Janaayo ee Sanadkan, markii laga baahiyay  isdhaarintii hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka Dalka Kenya ee Nasa, Raila Odinga.

Isha/ Nairobi News NN

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here