Qaban qaabada magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub oo ka socoto xarunta Madaxtooyada

834

Munaasabad lagu magacaabayo Ra’iisul wasaaraha cusub oo ay ka qeyb galeen siyaasiyiin iyo mas’uuliyiin ka tirsan xukuumaddii hore ee codka kalsoonida ka weysay Baarlamaanka ayaa ka soconeysa xarunta Madaxtooyada Qaranka.

Xafladda waxaa kaloo lagu casuumay diblomaasiyiin iyo suxufiyiin, waxaana saacadaha soo socda lagu wadaa in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku dhawaaqo Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya.

Wixii ku soo kordha waan idin soo gudbineynaa Insha Allah

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here