Qarax goordhow muqdisho ka dhacay

2904

Qaraxaan oo la sheegay in uu ahaa gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ku qarxay afaafka hore ee Hotelka Ambbaasidor ee magaalada muqdisho ayaan la ogeyn ilaa hadda qasaaraha ka dhashay inta uu la eg yahay, iyadoo dhinaca kalana la sheegayo in maleeshiyaad hubeysan ay gudaha Hotelka galeen, waxaana la maqlayaa rasaas ka dhacaysa gudaha Hotelka.

Ciidamada ammaanka ayaa goobta gaaray kuwaas oo billaabay baaritaanno sida ay Radio Muqdisho u xaqiijiyeen goob joogayaal ku sugan agagaarka Hotelka,

la soco wixii faah faahin ah goordhaw insha allaah.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here