Qarax ka dhacay Muqdisho (SAWIRRO)

8479

Qarax Gaari ayaa goor dhow ka dhacay waddada Maka Al-mukarama gaar ahaan banaanka Hore ee Italian Coffeei.

Gaari laga soo buuxiyay Walxaha Qarxa ayaa la soo dhigay Banaanka Baarkaan, waxaana jira Khaasro sida ay sheegayaan ilaha Caafimaadka.

Sidoo kale Qaraxa ayaa saameeyay Gawaari yaalay Goobta uu qaraxa ka dhacay, waxaana Sawiiro ay heshay Wakaaladda SONNA ay muujinayaan Gawaari Burbur uu soo gaaray.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here