Qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Pakistaan

Wararka ka imaanaya magaalada Peshwer ee dalka Pakistaan ayaa sheegaya in qarax ka dhashey khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac uu goor dhow ka dhacay halkaasi.

Inta la ogyahay 4 qof ayaa ku geeriyootay tiro intaasi ka badana waa ay ku dhaawacmeen kadib qarax ka dhacay dugsi qur’aan kuyaala magaalada Peshawar oo kutaala dhinaca Waqooyi ee dalkaasi Pakistaan,xili ay socotay durssta ardaydu ay qaadanayeen.

Waxaa goobtaasi gaaray ciidamada ammaanka,mana jirto ilaa hadda cid sheegatay mas’uuliyadda qaraxaasi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here