Qarax laga maqlay Markab marayay xeebaha Puntland

1989

Wararka naga soo gaaraya xeebaha deegaanka Caluula ee Puntland ayaa sheegaya in Halkaas uu ku dagay Markab ka dib markii uu Qarax ka dhacay.

Dad goobjoogayaal ah ayaa sheegaya in Markankaan asaga oo Maraya xeebaha Puntland uu Qarax wayn ku dhacay ka dibna uu quusay Badda.

Ilaa iyo Hada lama halka laga leeyay Markabkaan iyo Waxa sababay Qaraxaan ka dhex dhacay.

Maamulka Puntland ayaanan wali wax war ah ka soo saarin arintaan.

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here