Qarax uu fuliyay qof Naftiis halige ah oo ka dhacay goob lagu shaahiyeeyo oo ku taala Shibis

Qof naftiis qaribe ah ayaa iskuĀ  qarxiyay dad shacab ah oo ku shaahaynayay Maqaayad ku taala Degmada Shibis ee Gobalka Banaadir.

Ciidamada Ammaanka ayaa xiray Goobta, waxaana ay halkaasi ka bilaabeen baaris hor dhac ah.

Khasaare nafeed ayaa jira, waxaana goor dhow idinla wadaagi doonaa xogta rasmiga ah ee ka dhashay qaraxa uu geystay qof naftiis halige ah.