Qeybtii 2aad ee Riwaayaddi Oday C/lle. Dhgeyso.

Majaajiliiistaha caanka ah C/lle Cabdi Maxamed (Oday C/lle) ayaa ka bilaabay Radio muqdisho riwaayad cusub oo xiiso leh oo loogu magac daray UGUS WAA LA ERYEE UBADKAAGA KA REEBO, waxa ay ka soo maaxatay fikirka riwaayadaan Majaajiliiste Oday c/lle, waxaa la jili doono fanaaniin kale oo caan ah,

hadaba dhageyso Qeybta 2aad.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here