Qiimaha Shidaal oo kor ku dhacay Kismaayo iyo gaadiidleyda oo ka banaanbaxay “Dhageyso”

Gadiidleyda Magaaladda kismaayo ayaa ka cabanaya sare u kac ku yimid qiimaha la-iibiyo Shidaalka oo sameyn ku yeeshey howshii isku socodka gaadiidka gudaha magaaladda.

Wariye Aadan Max’ed Salaad oo ku sugan Magaaladda Kismaayo ayaa ku soo ramaya in qiimaha Shidaalka uu kor u kacay gudaha Kismaayo taasna ay keentay in gaadiidleyda dhigaan banaanbax cabasho ah.

Gaadiidleyda ayaa ka codsaday Dowlad Goboleedka Juballand inay wax qabo arrintan laxiriirta qiimaha Shidaalka.

Halkan ka dhageyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here