Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo is casilay

1474

Wararka ka imaanaya wadanka Itoobiyaha ayaa sheegaya inuu iscasilay  rai’sul wasaaraha wadankaas.

Warbaahinta rasmiga ah ee dowladda ayaa sheecisay  in R/wasaaraha uu gudbiyay iscasilaadiisa.

Hailemariam Desalegn ayaa sidoo kale la sheegay in uu iska casilay gudoomiyanimadii xisbiga haya talada dalkaas.

Lama oga sababta rasmiga ah ee ka danbaysa iscasilaada, R/wasaaraha, hayeeshee Mudooyinkii ugu danbeeyay ayaa wadanka waxaa hareeyay banaanbaxyo sababay khasaaro badan.

 

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here