“Ra’iisal Wasaaraha Xasan Cali Khayre oo Sheegay in ay Dhalinyaradu tahay laf dhabarta Dalka:

0
1721

Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayey shir waynaha Qaran ee dhalinyarada oo ka socda Muqdisho ayaa yiri “waa ay si socon doonta ilaa an xaqiijino in muwaadiniinteenu ay xoriyad helan oo ay ku nooldan”

Shalay ayaa magaalada Muqdisho la soo gaarsiiyey dhalinyaro Soomaaliyeed oo laga soo daayey xabsiyada Jasiiradda Seychelles iyo Wariye Boqorka Bartamaha oo isna laga soo daayey xabsi ku yaal Ethiopia.

Halkaan ka Dhageyso Codka Ra’iisaal Wasaaraha Dalka

Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here