Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug. Kulanka waxaa kaloo ka qeyb galay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wasiirrada XFS ee Ra’iisul Wasaaraha ku wehliya safarkiisa.

Shirkan ayaa  diirradda lagu saaray wadashaqeynta, iskaashiga dowladda federaalka iyo Dowladda Goboleedka Galmudug ee  arrmaha amniga,  dhaqaalaha iyo horumarinta adeegyada bulshada.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here