Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub Dawladda Ingiriiska usoo magacowday  Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska ay u soo magacowday Soomaaliya Danjire Ben Fender.

 

Mudane Xasan Cali Khayre iyo danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacowday Soomaaliya Ben Fender ayaa ka wada hadlay xoojinta xariirka iyo iskaashiga labada Dal.

Danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska u soo magacowday Soomaaliya Ben Fender ayaa badalay Danjire Danjire David Concar, kaasi oo muddo xileedkiisa uu dhammaaday.

 

SONNA

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here