Ra’iisul wasaare Cumar oo gaaray Gaalkacyo

Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay  Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ujeedada uu u tagay Magaalada Gaalkacyo  Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa lagu sheegay in ay tahay in uu qeyb galo wadahalada nabada ee Maanta lagu wado in ay ka furmaan Magaalada Gaalkacyo.

Garoonka diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa ka socda kulamo kala duwan oo looga hadlaayo colaada Gaalkacyo.

Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa kulan looga hadlaayo nabada Gaalkacyo oo ay ka qeyb galaayaan Madaxda maamulada Puntland iyo Galmudug in uu ka furmo Gaalkacyo.

Did you like this? Share it:

1 COMMENT

  1. Labadan qabiil ee galkacyo dagan waligoodba waxay ka soo horjeeden horarka somaaliya iyagoo gumeysiga jaajuus u ahaa waxaa kaloo jirtay markii gumeysiga wadanka ka baxay ay dabin u dhigeen dadka soomaaliyeed. Iyagoo ay qeybsadeen guryihii iyo hantidii uu ka tagay geysigii .dhalinyaradii xabba gumeysiga dishayna xaqoodii ayaa qaatay. Hadaan nahay somali wayn waxaan ka soo horjeednaa beenta gaalkacyo oo af ku xoogaa .labada qabiil. Waxay waligoodna lugooyo u ahaayeen soomaaliy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here