Ra’iisul Wasaare Khayre oo hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda 1-da Luulyo.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 60 sano guuradii ka soo wareegtay xornimada gobollada koofureed ee dalkeenna iyo midnimadii labada gobol ee waqooyi iyo koofur.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here