Ra’iisul wasaare Khayre oo magacaabay Wasiirada Dastuurka ,Shaqada iyo Tamarta

Degreeto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumaadda  Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo nuqul kamid ah la soo gaarsiiyay  Wakaaladda SONNA ayaa lagu magaabay Sedex Wasiir kuwaas oo kala ah:-

Mudane Saalax Axmed Jaamac waxaa loo magacaabay Wasiirka Dastuurka

Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa waxaa loo magacaabay wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha.

Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh waxaa loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya.

SHARE
Did you like this? Share it:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here