Ra’iisul Wasaare Khayre oo u ambabaxay dalka Itoobiya

Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre  iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa kulamo kula yeelan doona magaalada Addis Ababa madaxda dalkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here